Lazio ayaa soo garaacdey Bayer munich kulan ka tirsan wareeg 16ad ee champion league. Cayaartaan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Olimpico Roma ee ay ku cayaarto kooxda reer roma ee Lazio. Waa nadiijo u fiican kooxda Lazio balse u ah murugo iyo walwal kooxda Bayer Munich. Bayer waa in ay ku badiyaan gurigooda hal gool wax ka badan is araga labaad oo ay soo dhaweyn doonaan kooxda Lazio.

Cayaar kale oo xiiso badneyd ayaa ka dhacdey garoonka Park des prinses ee ku yaala magaalada Paris taasi oo u dhaxeysay Paris Saint-Germain iyo Real Sociedad. PSG ayaa ku badisey 2-0 oo ay u kala dhaliyeen Mpape iyo Barcola. PSG waxey lugta la sii gashey wareega 8aad ee champion league waa hadii ay kulanka xiga ee guriga Real Sociedad guul ama bareejo kala soo hoydaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *