Waxaa beryahan magaaladan caasimada ee baydhabo ka socdey koobkii Baidoa cup kaas oo maraayo sidedd dhamaadka,  waxaana manta garoonka Dr ayuub stadium ciyaar ku dhexmartey labada naadi oo kala ah Salaamey iyo Five street,  kuwaas oo labadooda ah heerka labaad iyo sadexaad ka cayaaro. waxaana cayaartaas markii horeba xaqiiqsatey booskeeda in ay soo baxdo Naadiga Salaamey  waxayna laheed 6 dhibcood  oo nadiif ah  markii ay ciyaarta bilaawabey waxaa half time hore lagu kala baxay 3-2 oo hogaanka ku haysey naadiga Salaamey, waxaana labada naadi ay soo bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan  oo taageeriyaasha ay ku qanci karaan balse half time dambe ayaa ciyaarta waxay isku badashey in ay salaamey oo kali ah iska maamusho oo weerar ay soo qaado halka kooxdii five street ay ciyaarta  gabi ahaanba ka maqneyd kaliya daawsho ay ka noqotey tabartooda, waxyna ku soo idlaatey 8goal iyo 3 goal street ah . naadiga five street ayaa sidan ku hartey  wareegii 16aad oo looga sii gudbaayey wareega 8aad dhamaadka ciyaartan ama koobka Baidoa Cup  waxaa hada soo baxay koobkan 8 dhamaadka 7 ka mid waxaa beri la sugayaa in mid un soo baxo Baidoa iyo  Dikotar oo mar horeyba ka hartey ciyaarta. Kooxda Dikootarka wax rajo ah ma leh waa ay ka hareen koobkaan waayo guul iyo guuldaro waxba uma soo kordhineyso rajadooda waa zero, kulankaas ka dib waxaa bilaaban doono wareegi sadexaad ee koobkaan ama Waxaa la dheeli doontaa lugtii sadaxaad  ee koobkan kaliya waxaa la sugaaa kulankan dhiman bes inkastoo hal koox hadaba la ogyahey natiidajeeda in aaney waxba u soo kordheynin laakin kooxda kale ayaan arkeynaa wixii dhibco ah ay hesho kulankaan ka dibna aarkey kaalinta ay soo gasho.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *