Caawa waxaa iska hor imaan doona labada kooxood ee Bayer iyo Lazio cayaar ka tirsan warega 16 ee champions League. waa cayaar kulul oo Bayer ay wadato laacibka weyn ee rer England Harry kane kaas oo u baahan inuu ku guuleysto koobab waa weyn sida champion leage iyo kan horyaalka germanka ee bundusliga horey waxba ugulama soo guuleysan kooxdiisi hore ee Tottenham intuu joogey oo wuxuu aad u qabaa baahi koobab. Ma caawin doontaa Bayer oo ma u rumeyn doontaa riyadiisa? safarkiisa caawa ayuu si fiican u bilaaban doonaa waa hadii ay si qurux badan ku badiyaan Lazio, la arki doonee.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *