Xidiga weyn ee Al Nasr ee Cristaano ayaa hogaaminaya tartanka loogu jiro kabta dababka ee gool dhalinta ugu badan ee horyaalka Saudi Pro league asagaa dhaliyey 18 gool 20 kulan uu saftey waxaa u kale uu dhaliye 38 gool tartamada oo dhan. waxaa u soo dhow laacibkii hore Fulham oo hada u cayaaro Al Hilaal Aleksandar Mitrovic kaas oo leh isana 17 gool. Al hilaal ayaan hogaanka horyaalka saudiga hayso inkasto uu hada kala bar uu baraayo oo la ciyaarey 15 kulan waan la arki doono siday ku kala baxaan Al Hilaal iyo Al Nasar.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *