Naadiga Fc Copenhagen ayaa marti geliyey kooxda reer England ee city. Labada kooxood ayaa wada cayaarey kulan ka tiran wareega 16 ee champion league lutgiisa koowaan. City ayaa iska sii fududeysay culeyska wareegaan maadama ay ku soo badiyeen awey oo 3-1 lugta hore. Lugta kalena uu gurigooda yahey. Waxayna ku soo baxan bareejo iyo badis intaba wayna ku adkaan doontaa. Copenhagen ku soo badiyaan goolal badan Etihad stadium oo ku city ku soo reebaan. Kubadu ay tahey cad iyo madow balse adki doonee wareegaan lugtiisa labaad.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *