• Neto: Bournemouth to Arsenal – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Eddie Nketiah: Arsenal to Crystal Palace – £30m Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee labada kooxood waxey ku dhowyihiin in 30m lacag ah uu ku soo dhamaado heshiiskaas.
  • Ivan Toney: Brentford to Al Ahli – £35m Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee labada kooxood waxey ku dhowyihiin in 35 m lacag ah uu ku soo dhamaado heshiiskaas.
  • Nat Phillips: Liverpool to Derby County – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah ilaa saqda dhex
  • Ben Doak: Liverpool to Middlesbrough – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey heshiis Amaah ah.
  • Kaide Gordon: Liverpool to Norwich City – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Scott McTominay: Manchester United to Napoli – £30m Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee labada kooxood waxey ku dhowyihiin in 30m lacag ah uu ku soo dhamaado heshiiskaas.
  • Manuel Ugarte: PSG to Manchester United – £42.3m Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee labada kooxood waxey ku dhowyihiin in 30m lacag ah uu ku soo dhamaado heshiiskaas.
  • Matt Turner: Nottingham Forest to Crystal Palace – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Jayden Meghoma: Southampton to Brentford – £10m Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee labada kooxood waxey ku dhowyihiin in 100m lacag ah uu ku soo dhamaado heshiiskaas.
  • Giovani Lo Celso: Tottenham to Real Betis – Waxaa socdo wada hadal oo heshiis joogto ah.
  • James Ward-Prowse: West Ham to Nottingham Forest – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Carlos Soler: PSG to West Ham – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Maxwel Cornet: West Ham to Southampton – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Carlos Forbs: Ajax to Wolves – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.
  • Trevoh Chalobah: Chelsea to Crystal Palace – Waxaa socdo wada hadaladii ugu dambeeyey ee heshiis Amaah ah.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *