Kulankaan oo u dhaxeeyey kooxaha kala ah FC SH. Asharow iyo FC Holwadaag ayaa ka dhacey, maagalada caasimada KMG ee southwest somalia ee Baydhabo garoonka caanka ah ee DR Ayub stadium kulankaan oo ku bilowdey sii caadiga aheyd cayaar degan ayaa waxaa gool ku hormarey kooxda FC Sh. Asharow ka dib markii uu gool iska dhaliyey dhaafaca kooxda Fc Holwadaag qaladaadka ka dhacey kooxdaas ayaa lagu ciqaabey haafkii hore ee cayaarta ayadoo lagu kala nastey 1-0 , ka dib markii la isku soo noqdey qeybtii dambe ee cayaarta ayaa waxaa dar dar garoonka ku soo galey kooxdii lagu lahaa goolka si ay iskaga soo gudaan goolkaas ayaa waxey sameeyeen iskuday badan laakin uma suuro gelin in ay dhaliyaan goolkii lagu lahaa taa bedelkeeda ayaa waxaa lagu helay gool labaad taasi oo ka dhisey cayaarta oona ka dhigtey 2-0, waxaan sidaas dhibcihii ku qaatey kooxdii u qalentey guusha maanta, iyagoo muujiyey dadaal dheeri ah oo ay ku hanteen dhibcihiii maanta loo tartamey kulankaan.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *