Waxaa maanta magaalada caasimada ah ee Baydhabo ka dhacey kulan aad u xiiso badan oo ay isku arkeen labada kooxood ee kala ah FC sh Asharow 2 iyo FC BBG. kulan kaan oo aad u adkaa ayaa laba kooxood ay laba kooxoodba is mari waayeen oo cayaarta adkeyd darteed koox waliba ay cayaareysey kubada isu dheeli tiran oo weerar iyo daafacba ah sidaad daraadeed ayaa la is mari waaye oo cayaarta ayaa ku soo dhamaatey bar baro 1-1 oo ay dhibcaha kala qeybsadeen laba kooxood.

maanta garoobka ayaad ayuu buuxey sida ka arki doontaan sawirada aan ka soo qaadney dad weyn aad u tiro badan oo ka kala yimid xaafadaha Baydhabo. garoonka oo aad u camirnaa ayaa waxa lagu sheegey in koobkaan uu maalin maalinta ka dambeysa aad loogu soo daawasho tagayaa taasi oo kor u qaadey is dhexgalka burshada iyo taagerida nabada oo ay dhalinta ku mashquulaan sports halkii ay ku mashquuli lahaayeen arimaha is jiid jiidka ka jira dalkeena.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *