Manchester united ayaa Aston villa gurigeed ee Villa park ku qaaadatey sadexdii dhibcood ee ay ka dooneysay cayaartii hada soo dhamaatey. Manchester united ayaa ku soo badisay 2-1 inkastoo ay Astonvilla si fiican u cayaartey oo weerarkeedu aad u sareeyey hadana waxaa laga qabsadey dhexda oo kubadooda hal abuur fiican dhaxda kama aysan heysan. Manchester united oo u muuqata koox kalsoonidii dib ugu soo noqoneyso ayaa si fiican u difaacatey halka gool ay ku hogaamineysay cayaarta ilaa laga bareejeyna fursad kale ma raadin laakin markii la bareejeeyey ay dib u soo tooseen oo ay weerar soo bilaabeen ilaa ay ka helaan goolkii labaad ee guusha cayaarta taasi oo ku soo dhamaatey cayaarta.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *