waxaa shaley galabtii furmey Baidoa Cup oo ka furmey 11/08/2024 furutaanka koobkan waxaa furey wasiirka dhalinyarada iyo ciyaarah KGS iyo Maamulka sportska koofur galbeed koobkan wuxuu socon doonaa mudo dhan 1 iyo xoogaa maalin isbuuckastana waxaa laga dheeli doonaa 3 maalin ee ugu dambeysa usbuuca arbaco ilaa jimco . koobka waxaa ka qeyb qaadan doonaa 16 naadi oo iskugu jira 3 heer ee KGS 6 naadi heerka koowaad 6 naadi heerka labaad 4 naadi heerka saddaxaad. kulanka ugu horeeyey ee koobkan waxaa dhexmartey Horseed Vs Xidigaha busley galinkii hore ciyaarta waxay ku dhamaatey 0:0 isku soo noqodkii dambey ayaa kooxda horseed waxa imaatey dadaalbadan ugu dambeyntii guushii ayaa raacdey naadiga horseed waxayna ku badisay 2 gool iyo eber waxaana kulanka hada hogaaminaaya kooxda horseed.

FG Koobkaan ayaa loo baajiyey tacasiyo gashey bahda Sports somaliyeed gaar ahaan koonfuur galbeen geeri ku timid Allah ha u naxariistee laacibkii weynaa ee somarey gobolada koonfur galbeen ee lagu magacabi jirey Cabdi qaadir shariif oo dhawaan ku geeriyoodey magaalada baydhabo laguna aasey.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *