Labada kooxood ee ka mid ah kooxaha ugu xooga weyn Seria Aga Italia ayaa fooda is darey maanta .

kulankaan wuxuu ahaa mid xiiso badan kaas oo labada kooxoodba ay soo bandhigeen cayaar soo jiidasho leh inkastoo ay kooxda reel milano ee Inter ku badisay 4-2 hadana Roma ma xumeyn cayaarta ayaa ku bilaabey goolalka laakinse waa laga daba keenay oo loogu bedelay guuldaro xanuun badan kaas oo saameyn ku yeelan kara u soo bixida champions leaga ee kaalimaha hore ee horyaalkaan oo ay hada ka dheceen kaalinta 5aad ee kala sareynta.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *