kooxda kubada cagta ee Baysom ayaa ku soo gashey cayaartoyda hoos ka muuqda sawiradooda.

waa kooxda kowaad ee kooxda ku soo bilaabtey kulanki ay ka hortageen kooxda dhigadooda ah ee BCC

waxayna ku soo shirtageen maaliyada ay caanka ku yihiin sky blue ama midabka cirka u eg

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *