Warbixin ka soo baxdey maanta gudiga sports maamula ee koonfur galbeed Somalia ayaa lagu sheegay waqti rasmiga ah ee uu bilaaban doono Baidoa cup oo indhowaan ahba la sugaayey. Warbixinta gudiga sports ay soo saareen maanta ayaa loo qeybiyey dhamaan xoogaha tartankaan ka qeyb gali doono iyo wargeyskeena Footbool.net masuuliyiintiisa Baydhabo jooga ayadoo looga dan leeyahey in aan gaarsiino dhamaan dad weynaha jecel sports gudaha dalkeen furitaanka tartankaan. Wargeyska footbool wuxuu diyaar u yahey in uu soo gudbiyo kulan kasta warbixintiisa ka hor ka dibna iyo dhamaan sawiro ah wixi vidoegana aad ka daawan doontaan youtubekeena footbool kannal.

Tartankaan ayaa ka furmi doono magaalada caasimada ku meel gaartka ah ee koonfur galbeen somalia isbuuca soo socda 7/8/2024 oo ku beegan maalin Arbaca ee isbuuca fooda inagu soo haayo. Insha waxaan idin soo gubdin doonaa dhamaan kooxaha ka qeyb galaayo iyo wixii warbixin kulan kasta. Waxaan arinkaan diyaar u ah wariyayaalkeena halkaas joogaan iyo maamulka sports konfur galbeed soomaliya nagu gar siiyo in aan soo tabino cayaaraha ka dhacaayo dhamaan gobolada uu maamulka ka kooban yahey.

koobkaan oo horey loo qorsheeyey in uu bilowdey bishan 7aad ee july ayaa wax xooga dhib u dhac ku yimid taasi kooxaha qaar fursad u noqotey ayagoo sii wadey diyaar garowgoodi iyo ay ku kaceen cayaartooy ka dhaawacnaa iyo kuwo kale oo si yaabo kale oga maqnaa. taarikha noogu qoran jadwalkeena xooga isbedl ku yimid marka insha allah jadwalka iyo taariikhdiisa saxan ayaan ku gudbin doono warbixinadeena xiga insha allah.

wixii warar ah ee ku saabskan cayaaraha kubada cagta waxaad kala socon kartaan halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsankan kubada cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *