Kulan adag oo dhex marey labada naadi ee heerka koobaan ka wada cayaara. Cayaartaas oo ka tirsaneed Super leaga South West State. Waxay aheyd cayaar aad u kulul oo labada kooxood aad u wada xifaaltameen. Cayaartoos oo ku soo idlaatey 1-0 oo guusha ku raacdey naadiga BCC inkastoo Baysom ay dadaal adag muujiyeen balse waxaa looga itaal roonaadey. Cayaartaas waxaa qarsoore ka ahaa Muqtaar Cabdi Isaaq oo loo yaqaan Joo Joo. garsooraha ayaa bixiyey labo caar oo casaan ah kuwaas oo ah min hal labada naadi ah, wuxuu u maamuley cayaarta si aad u sareyso. inkastoo labada naadiba ay rooso ka qaateen labo cayaartoy intii cayaarta socotey hadan waxay u muujiyeen cayaar wanaag heer sare ah.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *