5. Leny Yoro to Manchester United: Lacagta: £52.2m £52.2m waa lacag xooga badan in lagu bixiyo 18-sano jir ah, laakiin Leny Yoro waxaa laga yaabaa in si dhab ah uu ugu qalmo lacagtaas iyo in ka badan.. Ayada oo si isku mid ah ay u heysteen haysashada maadaama ay kooxda Man Utd ay qabtey dhibaato difaac ayaa waxa ay heshey ciyaaryahan difaac ah kaasi oo hogaamin doono daafaca kooxda 15-ka sano ee soo socota marka aad taas u fiiriso ayaa waxaa laga yaabaa in aysan ahayn qiimo aad u badan.

4. Joao Palhinha to Bayern Munich Lacagta :£47.1m Kadib markii uu ku dhawaaday inuu uu u soo wareego maalintii uu dambeysta ee xagaagii la soo dhaafay kooxda Bayer. – isagoo rabey in uu duulo Munich si uu caafimaad u maro ka hor inta uusan ogaanin in aan laga gaarin oo heshiis aan la dhamayn karin sababo waqtiga suuqa oo xirmey, Joao Palhinha ayaa haatan si rasmi ah ugu biirey kooxda Bayern Munich. laacibkaan Burburiyaha reer Portugal ayaa sameeyay kubad bur burin in ka badan inta laacibiinta kale ee Premier League sameeyeen labadii sano ee la soo dhaafay.

3. Douglas Luiz to Juventus Lacagta: £42.4m Bixitaankii Adrien Rabiot waxay ahayd qeyb weyn oo ganacsi oo ay sameysay kooxda Juventus laguna bedeley Douglas Luiz? Hagaag, taasi waxey aheyd ganacsi aad u wanagsan. Laacibkan reer Brazil ayaa ka mid ahaa laacibka qadka dhexe ee ugu fiican Horyaalka Premier League inta lagu guda jirey xilli ciyaareedkaan 2023/24, waxaana uu noqon doonaa laacibka uu kooxda Thiago Motta ku dhisi doono kooxdii cusub ee kooxda Juve.

2. Michael Olise to Bayern Munich Marka: £ 50.8m asal ahaan koox kasta oo heer sare ah oo katirsan Yurub ayaa doonayay inuu lasoo saxiixdaad Michael Olise. Iyadoo la tixgelinayo xaalada ah in uu yahay 22-jir kaliya oo uu dhaliyay 16 gool ku darso 14 kulan oo kaliya xilli ciyaareedkii la soo dhaafay oo uu u cayaarey kooxda Crystal Palace. Olise waxey u aragtaa Bayern saxiixiisa laacib weyn awood u leh inuu ka mid noqdo laacibiinta heer caalami kaasi oo keeni doono khadkooda dhexe ee weerarka.

1. Kylian Mbappe to Real Madrid Lacagta: Bilaash Dabcan Kylian Mbappe ayaa usoo wareegay Real Madrid waana midda ugu sareysa liiskaan ugu wanaagsan inta laacibiin ee la kala iibsadey.Real Madrid ayaa gacanta ku saxiixa laacibka ugu fiican caalamka oo ay si xor ah kula soo wareegtay. Saxiixaan ma imaan doono saxiix ka weyn ama ka wanaagsan suqa haatan furan ee xagaagan.

wixii warar ah ee ku saabskan cayaaraha kubada cagta waxaad kala socon kartaan halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsankan kubada cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *