Tababaraha Crystal Palace Roy Hodgson ayaa xaqiijiyey maanta shirkiisa jaaraid in uu dhaawacmey xidigiisa garabka ka weerartama ee Mikael Olise xidigaan oo loo xiriirinaayey Manchester United isbuucyadii u dambeeyey ee suuqa kala iibsiga. Xidigaan waxaa aad u wareeriyey dhaawacyo tiro badan kuwaas oo ka hor istaagey kulamo badan uu cayaari lahaa , tan iyo markiii uu bilowdey horyaalka ingiriiska seasonkaan wuxuu dheelay oo kaliya 11 kulan. Kubad sameeyaan ayaa maqnaa ila november 2023 markaas oo uu dhaawacmey sadex bilood wax kubad ah ma uu san taaban.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *