🚨🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Rasmi : Xulka England ayaa soo saaray liiska Euro 2024 cayaartoyda ka qeyb noqon doontaa xidiga uu dalkan England uu ku duulan tagi doono sanadkaan, waana xulka loo saadaalinaayo sanadkaan in uu ku guuleysto marka loo eego cayaartooyda tayada sare leh ee uu wato. inkastoo uu yuruhii hore final ku harey oo Italia ay ka qaadey koobkan laakin sanadkaan ma xumo rajadooda iyo saadaalinta intaba. waxey kaloo ka soo tageen xidigo waa weyn oo maanta magac ku leh kubada aduunka iyo kooxahoodaba. Magacaanta hoos ku xusan waa ciyaartoyda ku hadhay dookha macalin Southgate ee sanadkan 🚫 Jack Grealish 🚫Harry Maguire 🚫 James Maddison 🚫 Jarrad Branthwaite 🚫 James Trafford 🚫 Curtis Jones 🚫 Jarrell Quansah xidigaha uu soo watey macalin Southgate ayaa ah kuwa ugu fiican ee haatan ka qeyb ah 2024 marka loo eego xulalka kale ee ka qeyb ah tartankaan. Waan ku waan xigiaha England kumateli doono koobkan Euraha ee uu sanadkaan Germanka marti gelin doono.

Halkee ayaad is leedahay xulka Englan ka gaadhi doonaan tartankan Euro 2024?

wixii warar ah ee ku saabsan sportska caalamka kala socda halkaan maalin walba.

Wargeyska sports footbool.net (4) WhatsApp

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *