Waxaa manta ciyaar lawada sugaayey ka dhecday garoonka weyn ee magaaladan baydhabo   ciyaartaas oo u dhaxaysay labada naadi oo kala ah  BCC and Salaamey, labadan naadi ayaa ka dhisan magaaladan baydhabo   waxayna ku kala jiraan heerka koowaad iyo heerka labaad  ciyaartan ayaa  laheed xamaasad gooni ah maadaama ay kooxdii laga badiyo ay hareyso ayaa waxaa manta harey naadiga BCC oo heerka koowaad ku jirto  naadiyaalka ka dhisan magaaladan baydhabo  half time hore ayaa lagu kala baxay  0-0 oo labada naadi ay wax iska dhalin waayeen  waxaa markii labaad second half labaad la soo marey ayaa waxaa la sameeyey isku dayo wanaagsan oo labadan naadiba ay sameeyeen laakiin waxbaa layska dhalin waayey  ayaa waxay ciyaarka gaartey in lagu kala baxo rigoore.  labadan naadi ayaa  ayaa la rabey  in ay mid un soo baxdo ayaa waxaa soo baxay naagiga FC salaamey waxaa hal rigoore iska cuney naagiga  FC BCC  waxaa si wanaagsan looga save gareeyey 5 salaamey ayaa dhalisey 4 BCC  ayaa dhaliyey  rigooradan la cuney ayaa si xamaadeysan ugu jawaabey taageeriyaashan Naadiga BCC ee ka dhesan magaaladan baydhabo

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *