Waxaa magaaladan baydhabo ugu socda koobkii  lagu magic darey Baydhabo cup .kaas oo maraya heerka kala baxa waxaana manta ciyaar xiiso leh dhex martey  labada kooxood oo kala ah BCC iyo naadiga H/wadaag ee magaaladan baydhabo ka dhisan.  ciyaartan ayaa ayaamahan la sugaayey  waxayna aheyd mid xiiso gaar ah laheed  cayaartaan ayaan dhex martey labada kooxood oo heerka koowaad iyo heerka labaad ka kala tirsan.  wuxuu ahaa kulan laba kooxba u soo diryaar garoobeen, ciyaarta ayaa labada naadi waxay soo bandhigeen ciyaar wanaagsan  oo qof kasta ku qanci kara. Half kaambiyaha hore ayaa ciyaarka ku dhamaatey 0-0 taas oo ay ka dhigneed ciyaar aad u xamaasad badan  markii half labaad laysku soo noqdey ayaa ciyaarta waxaa karaka casaanka ka qaatey xidig ka tirsan kooxda howldagaa ee u qaata number 10 H/wadaag  markaas  ayaa naadigii h/wadaag ciyaartoygooda daafac galeen  oo ay bilaabeen in ay is difaacaan laakiin hadii ay ciyaartaas ku dhamaadi laheed waxaa hari lahaa  naadiga H/wadaag   hadii ay badin lahaayeen  waxaa soo bixi naagdiga H/wadaag  laakiin way noqonweysay oo ay naadigaas uu guul gaaro .hadaba markii half labaad laysku soo noqdey  ayaa naadiga Bcc la imaatey labo goal oo  daqiiqado  gudahooda lagu dhiliyey  waxaana sidaas sidaas kusoo baxay naadiga BCC ee ka dhisan magaaladan. Koobkii ka socdey magaaladan baydhabo  waxaa si toos ah usoo baxay 6 naadi  waxaana la sugayaa in ay soo baxaan labo naadi  kale ciyaartii maanta ku dhamaatey  BCC 2 goal Halka naadiya H/wadag 0 goal  waxaana sidaas ku harey  naadiga H/wadaag waxaana soo baxdey naadiga BCC  waxayna ku dhici doontaa  salaamey hadii ay ka soo baxdo naadiga FC  Salaamey kulanka soo socda.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *