Waxaa ciyaar la sugaayey ka dhacdey Dr ayuub stadium ee magaaladan baydhabo. Ciyaartan Ayaan u dhaxeesay lada naadi ee kala Fc: Sh. Asharow iyo naadiga Booshaal oo ka tirsan kooxaha heerka seddaxaad ee kooxaha ka dhisan magaalada Baydhabo ee laga dheelo tartanada noocyadiisa kala duwan cayaartan ayaa waxay ku dhamaatey 3 Goal sh. Asharow dhalisey iyo 2 goal oo Booshaal dhaliyeen ka markii loo fiiriyo natiijada u soo bixitaanka wareega xiga waxaa markasta rajadeeda fiicneed naadiga Sh.Asharow ciyaartan ayaa waa half time hore lagu kala marey 1 goal oo Booshaal ay laheed halka sh. Aharow ay awoodi waayeen iney dhaliyaan waxa gool ah qeybtii hore ee cayaarta ka dib markii laysku soo noqdey ayaa cayaarta waa isbedel weyn ku soo galey kooxdii goolka lagu lahaa ee Sh. Asharow ayaa la yimid 3 goal iyo halka kooxdii kale ee la timid gool kale oo labo goal ayey sidaas ku lahaayeen, cayaarta ayaa ku soo dhamaatey 3-2 waxaana hada sidan ku harey naadiga Booshaal waxaan wareega sideed dhamaadka u soo baxdey naadiga sh. Asharow waxana sugeysaa tii beri kulanka kalee ee soo socda ee aad u xiisaha badan halkaan ayaan ku soo gudbin doonaan natiijadiisa. kulankaan waxaa ka soo qeyb galey daawashiisa dad weyne aad u tiro badan ee isaga kala yimid dhamaan xaafada magaalada baydhabo sida caadada u ah taagerayaasha garoobka soo buux dhaafiyo maalin kasta iyagoo u muujiyey ixtiraan kooxaha wada cayaarey iyo garoosayaashiii maamulayey cayaarta. wareegaan ayaa hada ku dhow gebo gebo waxaan harey in ka yar 3 kulan ka dib waxaa loo gudbi doonaa wareega sideed sideeda ama quater finalka.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *