Koobkii Baidoa cup ayaa wali sii socda waxaana lagu jiraa wareegii nock out ama is reeb reebka waxaana soo baxey ilaa sadax kooxood oo kala ah Baysom , Shimiteeriya iyo Horseed waxaa kale oo harsan ilaa 5 kooxood oo wada cayaari doono maalaha fooda inagu soo haayo.

kulankii maanta waxaa wada cayaarey labada naadi ee kala ahaa FC Baysom iyo SH. Asharow 2. kooxahaa mid ayaa ka cayaarto seria A waana kooxda FC Baysom halka tan kale ay ka cayaarto heerka labaad. kulankii maanta ayaa waxaa 3 gool dhaliyey koodii FC baysom halkii cyaarta ay ku soo idlaatey 3-0 oo guusha ku raacdey kooxdii ku awood badneyd kulankii maanta iyo garoonka dhexdiisaba. sida caadiga aheyd garoonka ayaa aad u buuxey taagerayaal tiro badan ayaa ka soo daawasho tagey dhamaan xaafadahah magaalada baydhobo oo ah halka uu ka socdo koobkaan labadii bilood ee ugu dambeysayba.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *