Kulan xiiso leh oo dhex marey labada kooxood ee kala ah FC Dikootarka iyo FC Salaama ayaa ka dhacey garoonka caalimaga ah ee DR Ayub stadium. kulankaan oo ahaa kulan ka tirsan koobkan ayaamahaa mesha ka socda ayaa waxa si weyn isula cayaarey labadaan koox aan kor ku soo xusney. kulankaan ayaa waxaa u soo daawasho tagey dad weyne aad u tiro badan oo ka kala yimid dhamaan degmooyinka magaalada baydhabo. Kulankaan ayaa waxaa ku awood batey kooxda FC Salaamey oo dhalisey 6 gool halka kooxdii laga awood bateyna ay dhalisey oo gura 1 gool. cayaartana oo ku soo gaba gabowdey 6-1 oo guusha ku raacdey kooxdii u qalantey.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *