Suuqo oo galey maalintii u dambeeyey ayaa maanta ilaa xaley shaqdii dhexe heshiisyadii la dhameystirey. iyo kale oo lagu heshiiyey laakin aan wali la shaacin oo aan soo qori doono markii la xaqiijiyo.

Done deals heshiisyadii dhacey

  • Sam Johnstone: Crystal Palace to Wolves – heshiiska labada kooxood wali lama shaacin.
  • Neal Maupay: Everton to Marseille – Amaah iyo iibsasho qasab ahay ku heshiiyeen kooxaha.
  • Yeimar Mosquera: Orsomarso to Aston Villa – heshiiska labada kooxood wali lama shaacin.
  • Yeimar Mosquera: Aston Villa to Real Union – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Daniel Jebbison: Bournemouth to Watford – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Jeremy Sarmiento: Brighton to Burnley – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Aaron Ramsdale: Arsenal to Southampton – £25m ayaa lagula kala wareegay.
  • Enzo Barrenechea: Aston Villa to Valencia – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Djordje Petrovic: Chelsea to Strasbourg – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Kevin Mbabu: Fulham to FC Midtjylland – si bilaash ayuu ku soo wareegay xidigaan.
  • Stefan Bajcetic: Liverpool to Salzburg – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Orel Mangala: Lyon to Everton – Hesiish amaah ah ayey ku heshiiyeen labada kooxood.
  • Sekou Kone: Guidars FC to Manchester United – £1m ayaa lagula kala wareegay.
  • Maxence Lacroix: Wolfsburg to Crystal Palace – £17.7m ayaa lagula kala wareegay.

Collapsed deals heshiisyadii bur burey.

  • Marc Guehi: Crystal Palace to Newcastle – si joogto ayaa la rabey in uu u aado halkaas lkin ma dhicin
  • Dan Bentley: Wolves to Arsenal – Amaah ayey ku doonayeen kooxaha laakin ma dhicin
  • Anthony Elanga: Nottingham Forest to Newcastle – £35m ayey ku rabeen kooxdii la heyd laakin ma dhicin heshiiskaas.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *