Kulan kale oo maanta ay wada cayaareen kooxaha kala ah FC BBG iyo koox kale oo ka socotey heerka sadexaad Booshaal, waxeyna galabta sidaas kaga hartey koobkaan, waxaana laga dhaliyey goolal daadad ah oo gaaraya ilaa 11 gool iyo 1 gool. waxaaba haafkii hore la iska dhaliyey 4 gool iyo waxba laakin waxaa markii la isku soo noqdey laga sii dhaliyey 7 gool oo kale waana kooxdii ugu horeysay koobkaan sidaan loo xasuuqo. wareegi labaad sidaas ayuu ugu sii socdaa dhamaad kooxihiina way kala baxayaan kuwa soo gudbaayo iyo kuwo ka haraayo koobka. kulan kaan garoonka aad ayaa loo soo buuxshey waxaana joogey taageerayaal aad u badan oo labada kooxoodba ka kala socdey. sidii caadiga aheyd kulanka ayaa ku qabsoomey si qurux badan oo labada kooxoodka ay soo bandhigeen cayaar asluubeysan oo qurux badan.

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *