Waxaa galabnimadii Khamiista magaalada Monaco ka dhacay isku aadka wareega 16ka kooxood ee Champions League 24/25, iyadoo kooxaha waaweyn ee kubada cagta Yurub ay ogaadeen kooxaha ka soo horjeeda tartankan cusub.
Real Madrid ayaa ah kooxda difaacanaysa koobka kadib markii ay finalkii xili ciyaareedkii hore ku garaacday Borussia Dortmund laakiin Los Blancos ayaa heli doonta kooxo badan oo ay markan ka soo gudubto maadaama ay tartanka ku balaadhey isagoo ahaa 32 kooxood haatana 36 kooxood.
Manchester City, Liverpool, Arsenal iyo Aston Villa ayaa ah afarta kooxood ee Ingariiska ah ee ka qayb galaya tartanka, iyagoo ku biiraya kooxaha Barcelona, ​​Bayern Munich, Paris Saint-Germain iyo Inter – kuwaas oo dhamaantood jecel inay si heer sare ah uga soo qayb galaan tartanka.

Hoos ka la soco isku aadka kooxaha iyo koox waliba grubka ay gashey


Pot 1 teams
Real Madrid: Borussia Dortmund (H), Liverpool (A), Milan (H), Atalanta (A), Salzburg (H), Lille (A), Stuttgart (H), Brest (A).

Manchester City: Inter (H), PSG (A), Club Brugge (H), Juventus (A), Feyenoord (H), Sporting CP (A), Sparta Prague (H) Slovan Bratislava (A)

Bayern Munich: Paris Saint-Germain (H), Barcelona (A), Benfica (H), Shakhtar Donetsk (A), Dinamo Zagreb (H), Feyenoord (A), Slovan Bratislava (H), Aston Villa (A)

Paris Saint-Germain: Manchester City (H), Bayern Munich (A), Atletico Madrid (H), Arsenal (A), PSV Eindhoven (H), Salzburg (A), Girona (H), Stuttgart (A)

Liverpool: Real Madrid (H), RB Leipzig (A), Bayer Leverkusen (H), Milan (A), Lille (H), PSV Eindhoven (A), Bologna (H), Girona (A)

Inter: RB Leipzig (H), Manchester City (A), Arsenal (H), Bayer Leverkusen (A), Red Star Belgrade (H), Young Boys (A), Monaco (H), Sparta Prague (A)

Borussia Dortmund: Barcelona (H), Real Madrid (A), Shakhtar Donetsk (H), Club Brugge (A), Celtic (H), Dinamo Zagreb (A), Sturm Graz (H), Bologna (A)

RB Leipzig: Liverpool (H), Inter (A), Juventus (H), Atletico Madrid (A), Sporting CP (H), Celtic (A), Aston Villa (H), Sturm Graz (A)

Barcelona: Bayern Munich (H), Borussia Dortmund (A), Atalanta (H), Benfica (A), Young Boys (H), Red Star Belgrade (A), Brest (H), Monaco (A)


Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *