Cayaar kale oo xiiso badan ayaa ka dhacey garoon Dr Ayub stadium ee magalada Baydhabo. kulankaan oo ah mid ka tirsan cayaarihii koobkan lagu magacaabo Baidoa cup oo maraya wareegi labaad. Kulankan wuxuu u dhaxeeyey labada kooxood midna ay ka cayaarto heer Serie C kooxdan oo lagu magacaabo Waxool halka kooxda kalena ay aheyd xidigaha busley ayadana ay ku jirto kooxaha heerka koowaad waxaana kulankii maanta kaambiyaha hore lagu kala nasadey 3 iyo 1 taasi oo hogaanka u haysay kooxii Busley oo ka awood badneyd kooxii ka socotey horyaalka seri C ee Waxool ka dib markii la isku soo laabtey qeybtii dambe ee cayaarta waxaa la iska dhaliyey goolal badan taasi oo kooxdii Busley ay dhalisey ilaa 5 halka kooxdii kalena ay dhalisey 2 goal, cayaartii oo ku soo dhamaatey 5-2 waxaan guushii la hoydey kooxdi u qalantey ee sida aad ah oga gacan sareysay kooxdii kale ee ka soo horjeeday,

Wixi warar ah ee ku saabskan kubada cagta waxaad kala socon kartaa halkaan maalin kasta iyo saacad kasta. https://www.footbool.net/ ama waxaad kaloo kala socon kartaan facebook bagekeen oo aan maalinkasta soo dhigno wixii warar ah ee ku saabsan kubbadda cagta. https://www.facebook.com/

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *