Kooxaha maanta wada cayaari doono kulamdii ka tirsanaa tartanka cayaaraha ee dowlad degaanka somalida ayaa waxaa uu ka dhici doonaa garoonka weyn Jigjiga Stadium galabta saacada afrikada bari. Mar kale Faafan iyo qoraxay ayaa madaxa is dari doona kulanka maanta. Xulalka Daawa iyo afdheer ayaa go,aansan doona mid kooda sii joogi xayndaabka cagaaran ee jigjiga Stadium .halka kooxdii badiso ay gudbi doonto wareega 4 dhamaadka ama quarter finalka. labo koox ayaa u soo gubdi doonto maanta halka labo kale ay macsaalmeyn doonaan tartankaan gabi ahaanba.

Sadaali labada Gobol u gudbi doona Afar dhamadka.

wixii ku saabsan cayaaraha kubada cagta dalka iyo dibadaba kala socda halkaan maalin kasta.

https://www.footbool.net/ https://www.facebook.com/

https://www.footbool.net

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *