Galabtana waxaa dhacey kulan xiiso badan ayaa dhex marey labada xul ee kala ah Nogob iyo Jarar kulankaan oo ahaa mid kala bax ah oo kooxdi badiso ayaa soo baxeyso halka tii laga badiyona ay ka hareyso tartanka, sidaas darteen ayey koox waliba ku dadaashey in aan gool laga dhalin oo cayaarta bareejo ku haayaan. Ciyaarta u muuqatey mid Barbaro Lagu Heshiiyay oon Labada Goolwade La Gaadhayn Ayaa Galabta Ka Dhacday Jigjiga Staduim. Labada Xul Ee Nogob & Jarar Ayaan U Gudbay Wareegga 8 Dhammaadka.

Sido kale Faafan iyo doolo ayaa Korka kala Socda natiijada kulankan. Xulka Faafan Kaliya Inuu Berri Badiyo Ayuu Tartanka Kaga Sii Mid Ahaan Karaa.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *