Galabta waxaa kaloo dhacey kulan kale oo xiiso gooni ah lahaa kaasi oo u dhaxeeyey kulalka gobolka afdheer iyo gobolka shabeelle. Xulka Kubada Cagta Af-dheer ayaa iska Xaadiriyay Wareega Sideed dhamaadka kadib markii ay guul muhiim ah kahaadheen dhigooda Shabeelle.

Group C xulka gobolka Af-dheer ayaa u soo gudbey wareega sideed dhamaadka taasi oo u horseetay guushii uu maanta ka gaarey xulkii klae ee ka socdey gobolka shabeelle. waxaa kaloo kulan xiiiso badan dhex mari doonaa xulalka Erer vs Shabeelle oo kawada tirsan grupkaan ,kulankaan ayaa xiiso gaara yeelandoona Walow Ay shabeele kusoo baxdo inay badiso oo kaliya maadaam galabta la garaacey oo ay gaaracdey xulkii gobolka Afdheer. Rajadooda way adagtey hadey bareejo galaan ama laga badiyo sidaas ayey kaga hareen tartankaan gobolada dowlad deegaanka soomalida ee ka socda magaalada caasimada ah ee Jigjiga iyo garoonkooda weyn ee Jigjiga stadium.

Hambalyo Xulka Gobolka Af-dheer.

wixii warar ah ee ku saabsan cayaarahaan dowlad deegaanka somalida iyo wixii kale ee ku saabsan sports aduunka intiisa kale halkaan kala socda.

https://www.facebook.com/ Wargeyska sports footbool.net

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *