Waxaa galabta lagu balan san yahey kulan adag oo dhex mari doono kooxaha isku haysta horyaalka konfur galbeed somalia, kooxaha isku dhegan ee loolanka ka dhaxeeyo waa FC Baysom iyo FC Baidoa kooxdii badiso galabta ayaa loo caleemo saari doonaa horyaalka kooxaha heerka koowaad ee Konfur galbeed somalia. kulankaan oo galabta ka dhici doon garoonka weyn ee DR Ayub stadium. wararka kulankaan oo faaf faahsan waxaa inoo soo gudbdin doono wariyayaalkeena ee jooga garoonka cayaarta ka dibna ayaan idinla soo wadaagi doono faaqidaada cayaarta, sawirada iyo fiidowyada cayaarta.

Sawiradani waa kuwii horee ee garoonka laga soo qaadey.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *