Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Christian Eriksen ayaa sheegay in uu la hadlay macalin Erik Hag cayaarid la’aantiisa ka maqnaa garoonka xilli ciyaareedkaan. Laacibka reer Dane ayaa kusoo bilowday sagaal kulan oo kaliya premier League-ga xili ciyaareedkan wuxuuna badal ku noqday 6-kulan 7dii kulan ee ugu dambeeyey horyaalka heerka sare ah. Wuxuu yiri “Waxaa wadahadal la yeeshay Erik Ten Hag dabcan anigu waan ku faraxsanahay xaalada iyo inaan rabo inaan u ciyaaro sida ugu macquulsan laakiin inaan helo waqti aan ku cayaaro diyaar ayaan u ahey in aan caawiyo kooxda. “Wuxuu igu dhahay inuu kooxdii uu doortay kobbie Mainoo kaas oo si fiican u cayaaraya, inta kale ee bartamaha khadka dhexe wey wada fiican sidaasi daraadeed waxaa uu dagaal ku jiraa boosaska, oo tartan adag loo geli doono taas oo la filayo marka aad ku ciyaareyso koox heer sare ah. Waxaa jira tartan aad u fara badan oo ka socda kooxda. Hore ayaan u sheegay inaanan ku faraxsaneyn inaanan ciyaarin laakin ma ahan wax aan ka hurdi waayo. Kooxdu waxey qabaneysaa shaqo fiican sidaas daraadeed waa inan ixtiraamaa kaalinta aan leeyahay. Waxaa hadda ka sahlan in la aqbalo doorkeyga oo ka bedelan sidii hore. Kobbie Mainoo ayaa goor danbe helay casuumaad soo daahday ee xulka dalka England.18-sano jirkaan ayaa markii hore ka mid ahaa kooxda da’doodu ka yartahay 21-jirka balse haatan waxaa kor loogu qaaday darajada kooxda koowaad ee qaranka England Gareth Southgate.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Christian Eriksen ayaa sheegay in uu la hadlay macalin Erik Hag cayaarid la’aantiisa ka maqnaa garoonka xilli ciyaareedkaan. Laacibka reer Dane ayaa kusoo bilowday sagaal kulan oo kaliya premier League-ga xili ciyaareedkan wuxuuna badal ku noqday 6-kulan 7dii kulan ee ugu dambeeyey horyaalka heerka sare ah. Wuxuu yiri “Waxaa wadahadal la yeeshay Erik Ten Hag dabcan anigu waan ku faraxsanahay xaalada iyo inaan rabo inaan u ciyaaro sida ugu macquulsan laakiin waa inaan helo waqti aan ku cayaaro, diyaar ayaan u ahey in aan caawiyo kooxda. “Wuxuu igu dhahay inuu kooxdii uu doortay kobbie Mainoo kaas oo si fiican u cayaaraya, inta kale ee bartamaha khadka dhexe wey wada fiican sidaasi daraadeed waxaa uu dagaal ku jiraa boosaska, oo tartan adag loo geli doono taas oo la filayo marka aad ku ciyaareyso koox heer sare ah. Waxaa jira tartan aad u fara badan oo ka socda kooxda. Hore ayaan u sheegay inaanan ku faraxsaneyn inaanan ciyaarin laakin ma ahan wax aan ka hurdi waayo. Kooxdu waxey qabaneysaa shaqo fiican sidaas daraadeed waa inan ixtiraamaa kaalinta aan leeyahay. Waxaa hadda ka sahlan in la aqbalo doorkeyga oo ka bedelan sidii hore. Kobbie Mainoo ayaa goor danbe helay casuumaad soo daahday ee xulka dalka England.18-sano jirkaan ayaa markii hore ka mid ahaa kooxda da’doodu ka yartahay 21-jirka balse haatan waxaa kor loogu qaaday darajada kooxda koowaad ee qaranka England Gareth Southgate.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Christian Eriksen ayaa sheegay in uu la hadlay macalin Erik Hag cayaarid la’aantiisa ka maqnaa garoonka xilli ciyaareedkaan. Laacibka reer Dane ayaa kusoo bilowday sagaal kulan oo kaliya premier League-ga xili ciyaareedkan wuxuuna badal ku noqday 6-kulan 7dii kulan ee ugu dambeeyey horyaalka heerka sare ah. Wuxuu yiri “Waxaa wadahadal la yeeshay Erik Ten Hag dabcan anigu waan ku faraxsanahay xaalada iyo inaan rabo inaan u ciyaaro sida ugu macquulsan laakiin inaan helo waqti aan ku cayaaro diyaar ayaan u ahey in aan caawiyo kooxda. “Wuxuu igu dhahay inuu kooxdii uu doortay kobbie Mainoo kaas oo si fiican u cayaaraya, inta kale ee bartamaha khadka dhexe wey wada fiican sidaasi daraadeed waxaa uu dagaal ku jiraa boosaska, oo tartan adag loo geli doono taas oo la filayo marka aad ku ciyaareyso koox heer sare ah. Waxaa jira tartan aad u fara badan oo ka socda kooxda. Hore ayaan u sheegay inaanan ku faraxsaneyn inaanan ciyaarin laakin ma ahan wax aan ka hurdi waayo. Kooxdu waxey qabaneysaa shaqo fiican sidaas daraadeed waa inan ixtiraamaa kaalinta aan leeyahay. Waxaa hadda ka sahlan in la aqbalo doorkeyga oo ka bedelan sidii hore. Kobbie Mainoo ayaa goor danbe helay casuumaad soo daahday ee xulka dalka England.18-sano jirkaan ayaa markii hore ka mid ahaa kooxda da’doodu ka yartahay 21-jirka balse haatan waxaa kor loogu qaaday darajada kooxda koowaad ee qaranka England Gareth Southgate. 25-ka xidig ayaa horey ugu sugnaa garoonka St George Park ka hor ciyaaraha saaxiibtinimo ee soo socda ee ay yeelan doonaan Brazil iyo Belgiumka. Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester United Mainoo ayaa horey u matalayay xulka dalka England ee heerka U-17 iyo U-19.Wuxuu sidoo kale ku qasbadey inuu boos joogta ka helo safka Erik ten Hag bilihii la soo dhaafay, isagoo kusoo bilowday mid kasta oo kamid ah 12-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League. Mainoo ayaa iminka ku biiri doonta xidigaha ay isku kooxda yihiin United ee Harry Maguire iyo Marcus Rashford iyadoo ay isku diyaarinayaa labada ciyaarood ee ka dhici doona Wembley.

Live Football Scores Wargeyska sports footbool.net

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *