Cayaatii u dhaxeysay Chelsea iyo Brentford ayaa ku soo dhamaatey bareeejo 2-2 ah taasi oo taageerayaasha Chelsea aad oga careysiisey. Caradooda ayaa ah ku sii jeeda Tababaraha kooxda Pochetino. Chelsea gool ku hormartey lkin waxaa laga daba keeney oo loogu darey gool kale waxaa cayaarta badbaadiyey Diasy oo goolka bareejada xili dambe u dhaliyey kaasti oo u badbaadiyey hal dhibic.

Newcastel ayaa 3 gool ku badiyey galabta ayagoo ku garaacey kooxdii Wolves taasi oo guul ay u baahnaayeen kooxdaan oo dhawaanahaa guul darooyin is daba joog ah la kulmeysay.

West ham oo ayadaa badisey galabta ayagoo 3-1 ku garaacey kooxdii Everton. West ham wey u baahneed guushan galabta ayagan waa ku xumeed xaalka ayaamahaan.

Totenham ayaa guul dhib badan ka gaartey kooxda Crystal palace taasi oo ayagana ku soo celisey tartankii horyaalka oo ay ayaamahan ka niyad jabsanaayeen. T. wener ayaa daqiiqadii 77aad ee cayaarta u bareejey ka dibna 2 gool oo kale ayey la timid.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *