Kooxda liverpool ayaa hogaanka ku qabatey 4 dhibcood galabta ka dib markii ay Nottingham kaga adkaadeen 1-0. Goolkaasi oo xiligii daqiiqadihii dheeraadka cayaarta lagu darey uu dhaliyey xidigoodi weerarka ka dheela ee Nunez. Sagaal daqiiqo oo dheeriga lagu darey cayaarta markii uu dhamaatey waqtiga caadiga ah ee cayaarta ayey heleen goolka kooxda liverpool. Liverpool ayaa cayaartey 3 kulan 7 beri gudahooda ayagaoo intaba badiyey waxaan wax aad u adag hadana kooxdaan waxa ka muuqato awood taasina u sabab ah.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *