Kooxaha FC sheekh Asharow iyo FC Baaysom ayaa galabta iska horyimid kulan ka tirsan kulamada horyaalka. cayaartaas oo ka dhacdey garoonka Ayub stadium. Cayaartaas waxey ku soo dhamaatey 1-1 taas oo dhibcaha ay kala qaateen labada kooxood.

Tartankii hortaalka koonfur galbeen oo meel fiican maraya ayaa kooxaha qaar si qaab ciyaareed fiican soo dhandhigaan taasi oo jiidaneysa dad weynaha u soo dhaawasho taga maalin kasta.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *