Kooxda horseed ayaa galabta qaabishey kooxda Baidoa. cayaar aad u xiiso badan oo ka mid ah cayaaraha Hoyaalka Seria A koonful galbeed ayaa galabta ka dhacdey garoonka caalamiga ee Dr Ayuub Stadium. cayaartaan oo goolal badan la iska dhaliyey labada kooxoodba ayaa waxay iska dhaliyeen ilaa 5 gool. Kooxda Fc horseed ayaa guushii ugu horeysay maanta gaartey ka dib markii laga soo badiyey dhamaan kulamadii ay horey u soo cayaareen Halka fc Baidoa ayagana laga badiyey kulankii ugu horeeyey ee horyaalka waxey laga jabiyey rekoorkii guush ee xiriirka aheyd galabta, FC horseed ayaa ku adkaatey 3-2 gool taasi oo ah natiijo aad ugu fiican horseed waxey u tahey bilow fiican, waxeyna rabaan in ay sii wadaan qaab ciyaareedkaan oo ay galabta ku soo shirtageen kaasi oo isbedel weyn ka muuqdey kooxda dib u dhis fiicana lagu soo sameeyey kubadooda.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *