Manchester city oo xaley goolal nus darsin goolal ah ka dhalisey kooxdii Luton oo kaga badisey 6-0. Waxaan xidiga garoonka ahaa Haaland oo dhaliyey shan gool waxey u aheyd cayaar ka duwan cayaarihii hore oo uu hal kulan 5 gool waa wax aan caadi aheyn laakin waxaas oo goolal ah waxaa ka dambeeyey De brunye oo ah caawiyaha ugu badan ee Haaland, xaley kaliya wuxuu caawiye ka ahaa afar gool. Guardiola oo la hadley cayaarta ka dib ayaa dhahey in Haaland uu u baahan yahey cayaar yahan sida De brunye oo kale ah oo tayo aad u sareysa leh taasi oo ka muuqato soo noqoshadiisa garoomanka iyo gool dhalinta haaland wuxuu ku tiirsan yahay De brunye ayaa la dhihi karaa marka loo eego inta gool uu dhaliyey kaliya inta uu De brunye caawiye ka ahaa.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *