Horyaalkii koonfur galbeed somalia oo meeshii ka sii socdo, kana socdo magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur ayaa waxaa galabta wada cayarey labda kooxood ee kala ah Busley iyo BCC, waxey aheyd cayaar kulul oo aan waxba la isu reeban weeraro iyo weerar celis u badna ka dib ayaa waxaa BCC ayaa ku badisey 2-0. waxaa aad u buuxey garoonka taageerayaal aad u badan oo labada dhinac taageerayey, waxaana soo badanaya mar marka ka dambeysa dad weyna u soo daawasho taga cayaarahaan.

Wareysi iyo sawirada cayaarta oo dheeraad kala socda kanalkena youtube iyow websitekaan

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *