Kooxda Barcelona oo xaalad aan fiicneen ku jirta kuna qanac saneyn tababare Xavi ayaa la soo sheegayaa in ay indhaha ku haayo Micheal Arteta kaasi oo ku jira waqtigiisi ugu fiicnaa asagoo kor u soo dhisey kooxdii Arsenal aheyd oo in mudo ah liidatey ayaa hada ah kooxaha looga cabsi qabo in ay horyaalka ku guuleystaan. Warar kale oo iyaga sheegaya in Manchester rabto in ay buriso Erig tenhaag ayaa raba bedelkooda koowaad in ay ka dhigtaan Arteta. Milkiilaha cusub ee Man united lama dhacsan tababaraha haantan jooga United iyo cayaartooydiisaba wuxuu rabaa in uu isbedel weyn ku sameeyo kooxda iyo macalinkana ugu horeeyo ayey qorayaa wararka ku dhow dhow isaga.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *