Westa ham ayaa ku soo noqotey wadadii guusha ayagoo caawa uu 4-2 ku garaacey kooxdii Brentford waxaa ka caawiyey Hammer guusha caawa xidigoodi Bowen oo hat-trick ka dhaliyey cayaartii caawa. Tani waxey u tahey tababare Moyes nafis oo uu ka nafisaayo cadaadis weeyn oo ka heystey dhanka shaqadiisa ka guul darooyin badan oo iska daba joog ahaa kulamadii la soo dhaafey taasi oo sababtey carada taageerasha kooxda u qabaan in ay saa ido marba marka ka dambeyo.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *