Livelpool ayaa maanta qaadey koopkii Carabao Cup ee ay ku dagaalameen kooxda Chelsea oo cayaar adag kala hortimid. Cayaartaas oo la is mari waayey waqtigii caadiga ahaa ee cayaarta ayaa la isla aadey extra time and waqtiga dhimashada taasi oo liverpool ay la timid goolkii guusha, waxaana u dhaliyey xigidooda daafaca dhexe ka cayaaro ee Virgil van Dijk taas oo kubada qurux badan madaxa ah dheg dhigey goolka kooxdii ka soo horjeeday ee Chelsea. inkastoo gool hore oo madaxa ahaa laga diiday VAR ayaa hadana daqiiqadii 118aad goolka guusha koobka u horseeday ka dhaliyey. liverpool ayaa koobkii ugu horeeyey xili cayaareedkaan gacanta ku dhigtey, waxey rajo fiican ka qabaan waa premier league iyo europe league marka la arki doonee koobkii kale ee ay qaadaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *