Manchester united ayaa dhadhamisey guuldaradii ugu horeysay ee horyaalkaa sanadkaan 2024 ka dib markii maanta Fulham ku garaacey 2-1 gurigooda Oldtrafort , waxay ahey guuldaro aad u xanuun badan maadama ay rajo ka qabeen in ay cariirsadaan afarta ugu horeysa ee horyaalka. Fulham way u qalantey guusha maanta runtii waxay cayaareen cayaar aad u fiican oo weeraro badan ayey soo qaadayeen wayna ka kubad haysasho fiicnaayeen United.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *