War aan ka farxin kooxda iyo taageerayaasha Manchester united ayaa hada soo baxey kaasi oo ku aadan in weerar yahankii kooxda United Rasmus Hojlund oo ku dhaawacmey muruqa tababarkii maanta wuxuuna maqnaan ilaa 3 ama 4 isbuuc taasi oo ka dhigan in uu seegi doona kulanka beri ay la cayaari doonaan Fulham iyo kan Manchester city. Waxaa soo badanaayo dhaawacyada kooxdaan waxaa kale oo dhaawac mey Luke show asagan maqnaan doono mudo bil ah. Waxaa horey u sii maqna Martial iyo cayaartooy kale oo badan. Waxaa kaliya hada weerar ahaan u cayaari kara naadiga waa Rashford.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *