Tartankaan ayaa meel fiican maraya labada naadi ee kala ah Leicester iyo Leeds, ayaa ku kala jira kaalinta koowaad iyo tan labaad. ayagoo wada cayaari doono caawa oo jimcaha 8pm tii badiso ayaa sii dheeraysan doonto rajadeeda ee ay ku soo baxdo Premier league sanadka 2024/2025. Midaan ayaa sii kululeysay cayaartaan maadama aya labada naadiba ayaa aad u daneynayaa in ay dib ugu soo noqdaan hoyaalka PL. Inkastoo ay ka harsan tahey 13 kulan hadana labada kooxoodba si fiican ayey ku soo socdeen. koox kastana waxey rabtaa in ay sii joogteyso qaab ciyaareedkii ay ku soo jirtey.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *