Milkiilaha cusub ee Manchester United ayaa daaha ka qaadey in uu Green wood go aan cusub ka gaari doono mustaqbalkiisa. taasi oo albaabada u fureysa in Green uu soo noqon karo hadii uu u arko in ay tahay muhiim soo noqoshadiisaa. 22 jirkaan ayaa ugu dambeysay kulan uu u safto United january 2022 markaas ka dib eedeyn kufsi ayuu xambsi u galey ilaa maxkada ay soo fasaxdey oo uu xabsiga ka soo baxey February 2023. Green ayaa hada deen ku jooga koox Getafe ee hoyaalka dalka Spain. Wuxuu haystaa konturaada United ilaa 2025 inkastoo ay kooxda haysato halsano oo dheeraad ah hadii ay rabaa ku kari karaan kunturaadiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *