Xidigii hore ee kooxda Barcelona ayaa lagu helay dambi kufsasho. Waxaana lagu soo eedeeyey in uu gabar ku dhex kufsadey hotelada habeenkii lagu caweeyo ee ku yaala dalka spain. Alves waxaa lagu xukumey 4 sano iyo bar xabsi ah. 40sano jirkaan u dhashey Brazil ayaa khamiistaan maanta ah u hooyan doono xabsi ku yaalo dalka spain oo ay maxkamadeyntiisa ka dhacdey. Xidigaan ayaa beeniyey in uu kufsi geystey lkin wuxuu qirey in uu la galmoodey gabadhaas oo ay ogol aheyd laakin maxkada ayaa ka diidey doodiisa kuna ridey xukunkaan.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *