Bayern munich ayaa ku fekereysa in ay shaqada ka ceyriso tababare Thomas tuchel isbuucyada soo socda hadii ay sii socoto natiijo xumada ay la kulmayaan horyaalka iyo champions league. Warar badan oo ka soo baxaayo dadka u dhow dhow ayaa sheegaya in masuuliyiinta naadiga ayaa ku mashquul sana kala doorashada sadex musharax, kan kowaad waa tababarihii hore ee Manchester Ole Gunnar Solskjaer oo loo badinaayo in uu is ku meel gaar ah u qabto hada ilaa sumerka, kan labadaadna waa Xabi Alonso oo hada guulo fiican la gaaraya Bayern liverkusen oo hogaan bundusliga hada ku haayo 8 dhibcood inkastaa Xabi lala xariirinaayo Liverpool xitaa ay daneyneyso oo bedel oga dhigi rabto Klopp oo ku dhawaaqey in baxaayo xagaaga marka lama oga meeshuu u jiheysan doono, kan sadexaad waa Zinedine Zidane oo kooxo badan diiday oo hadan wax shaqo ah aan heyn marka hadii loogu bandigo heshiis qiimo fiican leh waa macquul in uu qabto xilka tababarino ee kooxda Bayern munich.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *