Milkiilayaasha liverpool ayaa isha u kaaya Tuchel waxay rabaan in uu bedelo Klopp markii uu baxo xagaagan waxaa kaloo la xariirinayaa Alonso. laakin Alonso Bayern munich ayaa laga yaabaa in ay ka hor qaadato marka waa qorshahooda labaad ayey ka dhigteen Tuchel wuxuu horey ugu fashilmey Chelsea hadana Bayer laakin masuuliyiinta liverpool waxay qabaa in ay fursad kale oo uu Premier league ugu soo laabto in ay siiyan. Jahwareeer badan ka taagan dhanka macalimiinta xili cayaareedkaan tababarayaan badan shaqada ka tagi doono kuwa iskooda uga taga iyo kuwa la ceyriyo. Anceloti xitaa waa tagayaa ayuu wararka soo baxaayo u badan yihiin markii uu dhamaado xili cayaareedkaan lakin ma rabo in uu hada sheego oo uu dhaawac u geesto cayaartooydiisa horyaalka hoganka u haayo championkana rajo fiican ka qabo.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *