Cayaarayahnkii hore ee Ajax iyo Totenham Rafael van der Vaart ayaa aaminsan saxiixi January ee ajax ay la soo saxiixatey cayaar yahan Henderson in uu yahey mid eber ah oo aan tayo laheen. Henderson oo 33 sano jir ayaa ka soo wareegey Saudiga pro league. xidigaan ayaa ku soo wareegey horyaalkaas waxaana la filaayey in uu wax weyn ku soo kordhin doono lakin wax walba waxey is bedeleen maalintii khamiistii oo uu garoonka soo galey iyagoo guul daro aad u xanuun oo ka soo gaartey kooxdii Glimt Conference League.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *