kooxda Inter milan ayaa 1-0 ku dubatey kooxdii atletico madrid oo marti ku aheyd sansiro, waxey aheyd cayaar aad u kulul oo Inter weerar badan qaadey inkastoo loo diiday in ay gool dhaliso ilaa daqiiqadii 79 taas oo ay inter hogaanka ku qabatey.

Psv iyo Dortmunt ay bareejo ku kala baxey cayaar kale oo ka tirsaneed wareega 16aad ee champion league.

Mancity aya idana badisey cayaar ka tirsan horyaalka preimeir league taas oo ay 1-0 ku garaacdy kooxdii Brendfort. city ayaa hada ka gashey Arsenal laakinta labaad ee horyaalka ayaa ku hayso 1 dhibic.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *