Kooxda kubada cagta ee Crystal Palace tababarahooda Roy Hodgsaon ayaa iska casiley xilkii tababaranimo ee kooxda ka hor kulanka ay caawa la cayaari doonaan Everton. Ka dib markii isbitaalka loola cararey maalintii khamiista aheyd. Inkastoo uu hada fiican yahey oo uu isbitaalkii ka soo baxey hadan asaga ayaa gartey in uu is casilo ayey sheegeen wariyayaasha u dhow dhow naadiga. Waxaa hada tababare uh ah Oliver Glasner laba oga wali inuu si joogta ah u qaban doono xilkaas ama in uu ku meelgaar yahey.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *